Masuulkii Labaad Oo Xukuumada Muuse Biixi Iska Casilay Maanta
" Waxaanu noqonayaa Masuulkii Labaad ee ka tirsan xukuumada Muuse Biixi oo maanta Iscasila"
Hargaysa (HWN) Afhayeenkii Muuse Biixi, Maxamuud Warsame Jaamac ayaa maanta si rasmi ah xilkaasi iska casilay.
Maxamuud Warsame Jaamac ayaa dhan kale sheegay in uu u tartamayo xildhibaan Golaha Wakiillada ah.
Waxaanu noqonayaa Masuulkii Labaad ee ka tirsan xukuumada Muuse Biixi oo maanta iska casilay xilkii uu hayay.
Loading...
Loading...