Wasiir Iska Casilay Xukuumada Muuse Biixi Iyo Sababta
"Waa mas'uulkii labaad ee maanta iska casila xukuumadda Biixi"
Hargaysa (HWN) Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa maanta si rasmiya isaga casilay jagadaasi.
Faratoon, ayaa warqaddiisa iscasilaada u gudbiyay madaxweyne Biixi, oo isaguna ka aqbalay sida ay ilo xogogaali usheegeen Warbaahinta.
Faratoon, oo u sharraxan golaha Wakiillada Somaliland ayaa la filayaa in maalinta berri ah uu tago xarunta Kulmiye si uu u diiwaan geliyo Musharraxnimadiisa.
Waa mas’uulkii labaad ee maanta iska casila xukuumadda Biixi, si ay isugu sharraxaan Wakiillada.
Loading...
Loading...