Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe Oo Go'aan Ka Gaadhay Musharaxnimadiisa Xisbiga Ucid
Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe Oo Go'aan Ka Gaadhay Musharaxnimadiisa Xisbiga Ucid
Hargeysa(HWN):-Siyaasiga Baashe Cabdi Gaboobe, oo ah Murrashax u taagan Doorashada Golaha Wakiillada, ayaa sheegay inuu isaga u tanaasulay Murrashax Cali Xawaadle oo ay isku deegaan yihiin.
![]() |
Baashe Cabdi Gaboobe, ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook, waxa uu ku sheegay "Caawa waxaan ku boqdey guriga Caasha Xaawadle Sxbkey Cali Xawaadle oo xaaladisa Caafimaad aad u fiican tahey. Cali wu ka tanaasule musharaxnimadi golaha wakiilada, waxaanu ii balan qaadey innu ii dhisi doono. Aad baan Cali ugu mahad naqaya", Ayuu yidhi Baashe Gaboobe.
Baashe Cabdi Gaboobe, oo ahaa Xisbiyahan weyn oo ka tirsanaa Kulmiye, ayaa waxa uu ka sharaxwn yahau Xisbiga UCID, halka Murrashax uu sheegay inuu tanaasulayna ka sharaxnaa Kulmiye.
Loading...
Loading...