"Beesha Guddoomiye Cirro Murrashaxoodii Way Uga Dhaarteen Ucid, Abtiyaashayna Waxay Ii Keeneen"..Faysal Cali Waraabe

0
Wednesday March 03, 2021 - 13:30:23 in News by
  • Visits: 2431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Beesha Guddoomiye Cirro Murrashaxoodii Way Uga Dhaarteen Ucid, Abtiyaashayna Waxay Ii Keeneen"..Faysal Cali Waraabe

    "Beesha Guddoomiye Cirro Murrashaxoodii Way Uga Dhaarteen Ucid, Abtiyaashayna Waxay Ii Keeneen"..Faysal Cali Waraabe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Beesha Guddoomiye Cirro Murrashaxoodii Way Uga Dhaarteen Ucid, Abtiyaashayna Waxay Ii Keeneen"..Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Beesha Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ay murrashaxoodii uga dhaaratay in ay iska sharaxaan Xisbiga UCID.
May be an image of 1 person

Guddoomiye Faysal oo ka hadlayey xaflad lagu soo dhawaynayey Murrashaxiin Xisbigaasi ka tartamaya, ayaa yidhi "Beesha C/raxman-cirro Murashaxiintoodii way uga dhaarteen UCID, Abtiyaashayna Sagaal Murashax Ayay I Keeneen, Marka waxaan idin sheegaya wax Garxajis la yiidhaa oo shaqaynaya ma Jiro, xisbiga Qaran ee la wada leeyahay waa UCID."

"Beesha Guddoomiye Cirro Murrashaxoodii Way Uga Dhaarteen Inuu UCID iska Sharaxo, Abtiyaashayna Sagaal Ayey Ii Keeneen, Wax Garxajis la yidhaa Ma Jiraan" Faysal Cali Waraabe.

Loading...
Loading...