"Dadku Fartooda Eedi Maayaane Way Tashanayaan"....Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani.

0
Wednesday March 03, 2021 - 13:08:29 in News by
  • Visits: 1435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dadku Fartooda Eedi Maayaane Way Tashanayaan"....Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani.

    "Dadku Fartooda Eedi Maayaane Way Tashanayaan"....Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dadku Fartooda Eedi Maayaane Way Tashanayaan"....Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani.

Hargeysa(HWN):-xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in dadweynaha somaliland tashanayaan oo aanay mar kale fartooda eedi doonin marka la gaadho doorashooyinka baarlamaanka iyo deegaanka.
Deg Deg WADANI Khadar Xuseen Cabdi Oo Ka Hadlay Doodda Baaqshacab iyo fadhiidnimada guddida COVID 19 - YouTube



xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo ka hadlayey xaflad loo qabtay musharax ka soo jeeda bariga Burco oo golaha wakiilada uga tartamaya magaalada Hargeysa ayaa tilmaamay in talaabada uu musharaxaasi kaga mid noqday ay ka mid tahay qorsheyaasha muuqda ee ay bulshadu kaga tashanayso xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye.

xoghaye Khadar Xuseen Cabdi ayaa yidhi "Waxa jirta sheeko la yidhaa fartayda eedayeey balse waxaan leeyahay dadku fartooda eedi maayaane way tashanayaan halkan ayaanay caawa ka muuqataa."


Loading...
Loading...