Dhibcaha Lakala Haysto Dagaalka Ethiopia E TPLF iyo RW ABIY

0
Tuesday March 02, 2021 - 10:24:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 963
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 4
  • Share via Social Media

    Dhibcaha Lakala Haysto Dagaalka Ethiopia E TPLF iyo RW ABIY

    W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q Mohamed Aden Hassan.



Hore waxa aynu u falanqaynay dagaalka Ethiopia sida u socdo iyo saadashisa mustaqbalka e u ku yeelan karo geeska Africa waxa aynu bixinay taloyin wax ku ool ah o aynu dalkena Somaliland ku baal marinayno dagaalkas Ethiopia ka qarxay maadama aynu xaduud wadaagno dan wadaagna nahay o wax badani iskaga keen xidhanyihin.


Hore waxa aynu u sheegnay in ay TPLF duurka gali doonto o dagaalkuna daba dheeran doono , TPLF duurka ayay gashay sido kale dagaalo goos goos ah ayaa ka socda gobolka Tigray bal hadaba aynu hoos u yara eegno dhibcaha lakala haysto dhinaca TPLF iyo dhinaca dawlada dhaxe.


Dawlada dhaxe waxa ay haysta dhibcahan soo socda:

1: Dawlada dhaxe waxa ay xurumahoodi ka saartay kooxdi sharka badnayd e TPLF waxa ayna ka dhigeen debed wareeg waxa la wiiqay in badan awooda kooxda TPLF o galaan gal waaliya ku lahayd geeska Africa kana abuurtay khilaafadyo gacan ku samays ah iyo dagaalo daba dheeraday o ila hadda jira ayaa gabigodiba wax 30 bari ka yar samayntoodi in badan lagu wiiqay.


2: dawlada dhaxe waxa ayTPLF ka dishay haldooradi iyo hogaamiyayashodi sida seyoum mesfin o soo ahaan jiray wasiirka arimaha dabada e Ethiopia laga soo bilaabo 1991 ilaa 2010 kii  iyo rag kale o badan taas o dhabar jab wayn ku ah kooxda TPLF isla markana ay adagtahay in ay dib u helaan rag noocas ah.

 

Bal dhibcaha ay haystaan kooxda TPLF aynu eegno:

1: Beesha caalamka ayay ka soo xidh xidhayn RW Ethiopia abiy Ahmed dhinaca taagerada iyo dhinaca caawimada manfaca ah iyaga o isticmalaya cod dheer una marinaya warbaahinta dunida Qarixi dagaalka ka dib Tplf waxa ay qabsatay indhaha caalamka sida USA , UE dawladahosa qiray in meesha ay ka dhacday xasuuq aan caadi ahayn iyo macaluul isla markaana sida wada jira dagaalka ugu eedeyay labada dawladood e Eritrea iyo Ethiopia taasna waxa ay TPLF unoqatay guulo waawayn o lama filaan ah.


2: wali abiy ahmed si toos ah ugama adkaan TPLF o duurka ayay ku jiraan o dagaalo goos goos ah ayaa ka socda ismaamulka TPLF o Ethiopiana dagaal uma diyaarsana hadda o waxa ay galiyeen dawladi isbadl doonka ahayd dagaal aan wali soo afjar min.


3: waxay ciyaaren ciyaar aan  caadi ahayn o ah hadii ay samatana waa sidi aan doonayay hadii xumatana Ethiopia o dhan ayaa ila xumaanaysa o manta meel walba Ethiopia dagaal qoomiyada qoomiyad ah ayaa ka socda o Ethiopia waxa ay ku jirtaa sakal ay adagtahay in laga baxo marka aad sidaas u fiirisana Ethiopia waxa ay ledahay labo qowadood o ah siyaasad arimo dabadeed iyo dawlad dhaxe o dhisan wali iyo ciidamo dhisan balse ay wiiqen dagaalka u dhaxeeya  TPLF iyo dawladda dhaxe.


Mahadsanidiin Dhamantiin

 

TWITTER:       H.E Mohamed Aden Hassan       Email:   [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...