Dawlada Kuuriyada Woqooyi Oo Gantaallo Cusub Tijaabisay

0
Saturday May 04, 2019 - 08:16:32 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Kuuriyada Woqooyi Oo Gantaallo Cusub Tijaabisay

    Dawladda Kuuriyadda Koonfureed ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in Kuuriyada Woqooyi ay tijaabisay tiro gantaalada nooca riddada gaaban ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Kuuriyadda Koonfureed ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in Kuuriyada Woqooyi ay tijaabisay tiro gantaalada nooca riddada gaaban ah.

Arrintan ayaa u muuqata talaabadii u dambeysay ee K. Woqooyi ay qaaddo ka dib markii uu burburay wadahadalkii nuclearka ee Maraykanka iyo iyada u dhexeeyey.


Madaxa shaqaalaha ciidanka K. Koonfureed ayaa sheegay in K. Woqooyi ay tuurtay gantaalo xiriir ah oo ay ka soo gantay magaalada bariga dalkaas ku taalla ee Wonsan, in yar ka dib 9 aroornimo ee xiliga dalkaas.



Faahfaahin kale oo dheeraad ah lagama bixin gantaalada, hase yeeshee, gantaalada riddada dhawi xadgudub kuma aha cunaqabateynadii caalamiga ah ee saarnaa barnaamijka gantaalada ee K. Woqooyi.


Dawladda K. Wqooyi ayaanan ka hadlin tijaabadan.


VOA.

Loading...
Loading...