Olololaha Nadaafadda Dooxa Hargeyaa: Codsi iyo Casuumad Ku Socda Xoghayaha Xusub Ee DHH.

0
Monday March 01, 2021 - 10:01:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Olololaha Nadaafadda Dooxa Hargeyaa: Codsi iyo Casuumad Ku Socda Xoghayaha Xusub Ee DHH.

    WQ: Siciid Maxamuud Gahayr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WQ: Siciid Maxamuud Gahayr

Alle xilka ha u fudaydiyo Xoghayaha Cusub ee Dawladda Hoose ee Hargeysa Saeed Nour Jama

oo maanta xilka la wareegay. Xoghaye hore Ahmed Yoonis Juxa



waxa aan ku sagootiyayaa gobannimo. Eebbe ha ku guuleeyo tartanka Golaha degaanka Hargeysa ee uu sharraxan yahay. Wuxuu ahaa masuul aan ku bartay xaqdhwr, xeerin iyo xurmo intii uu jagadaas Caasimadda u hayay.


Aniga oo xilkasnimo badan ku og Xogahayaha Cusub ee DHH waxa aan ku martiqaadayaa in uu nagala soo qaybgalo Ololaha nadaafadda suuqa iyo Dooxa Hargeysa ee Maroodijeex, 2da Maarij, Salaasa, 08:00 aroornimo haddii Alle idmo.


Waxa weliba Xogahayaha cusub ee DHH u furan inuu Hormood ka noqdo hawshaas, waayo waa qayb ka mid ah xilka loo cugtay. Waxa aan rejeynayaa inaan warcelin ka helo codsigaas aan sida tooska ah u soo mariyay baraha bulshada.


Allaa mahad leh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...