Cismaan Xaaji Nuur Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Ali Islaan

0
Sunday February 28, 2021 - 12:10:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 874
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cismaan Xaaji Nuur Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Ali Islaan

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajiuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajiuun

Cismaan Xaaji Nuur oo kamid ah odayaasha Somalida ee ku nool Toronto ayaa tacsi udiray Qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay alla ha unaxariistee Marxuum Ali  Xaaji Yuusuf Maxamuud  oo ku magac dheeraa "ALI ISLAAN” oo ku geeriyooday Virginia USA.

 

Waxaanu sigaar ah tacsida Ugu dirayaa Cismaan Xaaji, Wiilka uu dhalay marxuumku ee layidhaa Maxamed Cali Islaan, isagoo ilaahay uga baryay in  uu samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo Abihii.

 

Cismaan Xaaji ayaa ku sifeeyay  marxuumka dhintay,  inuu ahaa nin wanaagsan oo naxariis badnaa.

 

Sidoo kale waxa uu ilaahay uga baryay Marxuumka, inuu janooyinkiisii geeyo, kitabkiisana midigta ka siiyo.

 

Aamiin Aamiin

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...