In Kasto Hadalka Buuba Ee Maanta Yahay "Sheexaad Siyaasi !

0
Sunday February 28, 2021 - 08:47:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    In Kasto Hadalka Buuba Ee Maanta Yahay "Sheexaad Siyaasi !

    Haddanna Aragtida ( Shanta Walal Ah Ee Soomalidda ) Is Dugsigood Waa Darruuri .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddanna Aragtida ( Shanta Walal Ah Ee Soomalidda ) Is Dugsigood Waa Darruuri .

In kasto uu yahay hadalka Buuba Maanta "Sheexaad Siyaasi ! Haddanna Aragtida (Shanta walal soomalida) ah ee Geeska afrika. Waan mid ay JSL ummadeed Juhdi Naf iyo maal ba hore u gelisay walin baadi-goobayso laakiin cid la fahanta soomaalid kale ah aan la aheyn. Ismaciil Hure Buuba marka laga tago damciisa gaar ah ee hadalkiisu ku sar-go,naa waxa uu ka hadlay waa aragtida ummaddnimo ee soomalidda geeska iyo iskaashigeed guud.

 

 Aragtida iyo waxgaradnimad noocan ah qaraninimadda iyo haldoorkeed ah ummadda kaliya soomaali ah ee hore u doontay walin doonaysa waa ummadda Jamhuuriyada Somaliland. Waa Shanta walaal soomalidda ah ee Geeska afrika iyo wadda noolahshooda balse macnaheedu ma ah inay dawlada iyo calan kaliya uun wadda yeeshaan waa hadii la wadda heli wayee ee waa wax wadda wadaag iyo isu socodka ummadda isku farac- ah iyo is-garabsiint marka wax guud oo soo foodsarto yimadaan sidda haddaba dhacada.

 

 Ismaciil Buuba ummadda ayuu hadalkiisu ku qotomay kuma uu qotomin Xukumadda iyo maamulkeed waliba isgga oo u meel dayeya aragtidiisa hoos ayuu ugu daadegay waxa uuna yidhi qoys iyo jifi-ayaa maamul u gaar sameysanayaa. Kuwa aan figaan arag iyo fahamadda guud lahayn waxay ula kacayaan meel gaar ah iyo aragti yar oo kooban oo aan wax badan oo waxtar laheyn , hore loogu lugo,ay loogunna baaba,ay . Hasa yeeshe waa qaab iyo heykalka Carabta Khaliijka oo kale ta uu ka hadafka iyo aragtidaas lagga dheegan karra ee ka dhaxaysa Cuman Bahrain Qatar iyo Saudi Arabia Emarate kuwait .   

 

Qof ka aan garaadkiisa korsaneyn ama aan qani-waxgaradnimada iyo garashadeed la aheyn aad ayuu meel kaliya ku min-qiyaas. Ummadda Jamhuuriyada Somaliland wax ay ka qabto ma jirto haddii la helaayo Shanta walal ah e Soomalidda ee geesk xita hadii ay hal-dawlada iyo calan kaliya yeelan iyagoo isu dhan walaluhu , in kasto ay adag tahay waayo? hore waa tii JSL iyo ummadeed aragtidaa iyadda ah iyo hadafkeed u doontay ,hadadana waa doonaysa qofkii aan waxba ogeynow iminka ba ogow isagoi caqligiisa iyo garaadkaga qaba.

[email protected]

 

Abokor Mohamud.  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...