Ciyaartoy Ka Tagay Somaliland Oo Ka Qayb Galaya Ciyaaraha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

0
Saturday February 27, 2021 - 14:16:34 in News by
  • Visits: 1353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaartoy Ka Tagay Somaliland Oo Ka Qayb Galaya Ciyaaraha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

    Ciyaartoy Ka Tagay Somaliland Oo Ka Qayb Galaya Ciyaaraha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartoy Ka Tagay Somaliland Oo Ka Qayb Galaya Ciyaaraha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Ciyaaraha Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya, waxa si weyn uga dhex muuqda Ciyaartoy reer Somaliland ah, oo tartankii gobollada Somaliland ciyaarayey.


Ciyaartoyda badankood u ciyaarayey Togdheer iyo Daad-madheedh, ciyaarihii Somaliland, ayaa maanta iskaga hor yimid ciyaar adag iyaga kala metelaya Jarar gobolka la yidhaahdo iyo Dhagax Buur.

Ciyaartoyda ayaa waxa ka mid ahaa Cabdirasaaq Hero, Fadxi Riin, Carabo, Xasan Saas oo u ciyaarayey Jarar iyo Xamse Sheekha, Cabdiwaduud iyo Sacad Caynaanshe oo dhagax buur u ciyaarayey.

Ciyaartan ayey guushu raacday Kooxda Jarar oo gool iyo waxba kaga badisay Dhagax buur
May be an image of one or more people, people standing, people playing football and grass
May be an image of one or more people, people standing, people playing sports and grass
May be an image of one or more people, people standing, people playing sports and grass
May be an image of 1 person, standing, playing a sport and grass
May be an image of 5 people, people standing and outdoors
May be an image of 3 people and people standing
May be an image of 3 people, people standing and outdoors
May be an image of 1 person and standing
May be an image of 2 people, people standing and outdoors
May be an image of 2 people, people standing, people playing sports and grass
May be an image of one or more people, people standing, people playing football and grass

Loading...
Loading...