Nuxurka Fariin Ururka Solja U Diray Saxaafada Ka Hawl Gasha Somaliland

0
Saturday February 27, 2021 - 14:09:06 in News by
  • Visits: 818
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Fariin Ururka Solja U Diray Saxaafada Ka Hawl Gasha Somaliland

    Nuxurka Fariin Ururka Solja U Diray Saxaafada Ka Hawl Gasha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Fariin Ururka Solja U Diray Saxaafada Ka Hawl Gasha Somaliland


War-saxaafaddeed uu soo saaray Ururka SOLJA, oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Ururkaas Sakariye Axmed Muxumed, waxaanu u dhignaa sidan.


"Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA isagoo ogsoon masuuliyadda saaran Suxufiyiinta ka hawl galaha guud ahaan gudaha Somaliland, kuwaasi oo hadh iyo habeenba u taagan sidii ay u soo tabin lahaayeen dhacdooyinka muhiimka ah ee ogaashiyahoodu muhiimka u yahay bulshada Somaliland.
Ururka SOLJA Iyadoo uu ogsoonyahay baahida

No photo description available.

Loading...
Loading...