Caanaha Ma Xoolo Ayaa Laga Soo Lisaa Diyaarintooda

0
Saturday February 27, 2021 - 10:43:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 880
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caanaha Ma Xoolo Ayaa Laga Soo Lisaa Diyaarintooda

    WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Dalkii somaaliya waxa iman jiray  labo nooc caano la hubo dalka warshada soo diyaarisay oo ku iman jiray heshiis labo dawladeed waxa soo raaci jiray caano budh loo keeni jiray dadka dhibaataysan  sida qaxootiyada  hayada samafalka



Xalaal xaaram  health certificate  labada dal ee aduunka u tirada  badan iyagoo ka faidaysanaya korodhka tirada dadkooda waxay  suurto galiyeen in si tuuga ah ay u soo saaran cuntooyin caano daawooyin aan tayadooda fayadhowr  aanay wanaagsanayn

 

caanaha   milk bowder  caanaha dalka somaalia  iman jiray waxay ahaayeen  caano labo nooc oo kaliya coast nido  halka manta ay kor u dhaafeen 204 nooc oo caano ka kala yimaada aduunka caanahaas  coasta nido waxay ka iman jireen  dawlado aynu la leenahay heshiis ganacsi oo la hubo tayada caanaha ay soo dirayaan caanahas waxay ahaayeen caano toos looga soo lisay neefka lo ada halka caanaha aduunka inooga yimaada lagu soo adkeeyo nooc ka mida jaandiga  samayskooda caafimaad


Waa in dawlada dalku si fiican ula socdaan caanaha cuntooyinka food stuf ration  sharaabka daawoyinka dalka  dibada uga yimaada  si loola socdo hubinta isticmaal ee  badeecadahaas dekadaha suuqyada  ganacsi


Dalkii hore ee somaaliya waxa iman jiray 2nooc caano milk bowders oo  ku iman jiray nidaamsharci ganacsi laba dawladood oo si saxa loola socdo tayadooda caafimaad  iyo maadooyinka ay ka kooban yahiin oo ahaa international stander index


Waxa soo raaci jirey caano cartons ku iman jiray oo la odhan jiray caano bodh caanahas oo inta badan ahaa caanaha  hayadaha sida qaxootiyada

 

Maxaa caanaha loogu soo qori waayey magaca ganacsiga company caanaha  ee had iyo goor loogu soo qoraa magacyada haweenka soomaalida  jawaabtu waxay u egtahay  kalsooni la an company caanaha soo saaray oo aan lahayn shuruuc company caalamiya oo si fiican looga ogyahay suuqyada ganacsiga caalamka ta kale waxay noqon kartaa suuq galin ganacsi oo  laga raadinaayo haweenka qoysaska  oo ka masuul ah daryeelka caruurta qoyska iyo quudintooda dhalaanka si iib fiican loogu helo caanahaas

 

Caanaha hada dalka yimaada oo aad u badan ganacsigooda hadana inta badan  caanaha saxa waxa ay ka yimaadan dalalka imaaradka oo booyado aad u waawayn ay ka keenan dalka newseland holand etc  dalalka imaaradka ayaa dib loogu soo qasacadeeya inkasta oo caano badan oo aan lahayn la socod tixraac caafimaad laga keeno dalka chine caanahas oo inta badan ah copy madaama aanu dalkeenu lahayn qalabkii lagula soconaayey  noocyada badeecada kasoo degaya dekedaha  dalka ama airport


Waqtigii dawladii hore ee soomalia  ganacsigu wuu xadidnaa inta badan  waxa uu ahaa ganacsi ku yimaada laba dawladeed  oo lala socdo noocyada tayadiisa caafimaad ma jirin ganacsigan hada jira ee ganacsade kasta uu keenayo dalka cunto xaaran iyo xalaal waxay tahay  ta kaliya ee ay hada ganacsatadu ka door bidaan danta  caafimadka  bulshadooda waa macash  raadin degdega ah

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

[email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...