Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Caqabad Xukuumadu Hordhigtay Murashixiinta.

0
Wednesday February 24, 2021 - 00:53:16 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Caqabad Xukuumadu Hordhigtay Murashixiinta.

    "Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Ah Ee Xisbiga Waddani Oo Shaaciyay Caqabad Xukuumadu Hordhigtay Murashixiinta."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Ah Ee Xisbiga Waddani Oo Shaaciyay Caqabad Xukuumadu Hordhigtay Murashixiinta."

Hargaysa (HWN) Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in warqadii dembi la'aanta ee Murrashaxiintu ka qaadan jireen Laanta Dembi baadhista ee CID-da loo wareejiyey dhinaca Xeer Ilaalinta Guud oo halkaas bixinayso warqada dembi la'aanta.


Lis Dairy


Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde, ayaa arrintaasi ku tilmaamay caqabad cusub oo soo baxday oo aanay illaa imika fahamsanayn sababta keentay, waxaanu yidhi "Beesha Caalamka waxa aanu kala hadalnay caqabado cusub oo ka Soo Baxay Doorashada, Warqadii Dambi La'aanta Ee CID-da Laga Qaadan Jiray Oo Waxa Wareejiyay Xeer Ilaalinta Ma Fahmayno Macnaheeda Iyo Sababta Loogu Wareejiyay,"


Dhinaca kale mid ka mid ah Murrashaxiinta Xisbiga Waddani, ayaa hankiisii uga hadhay, markii uu si yidhi doono warqada dembi la'aan, ka dibna loo sheegay in xukun maxkamadeed ku dhacay.

Loading...
Loading...