'' Qaladkii Ugu Waynee Ee SNM Gashey ''.

0
Tuesday February 23, 2021 - 15:14:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Qaladkii Ugu Waynee Ee SNM Gashey ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Maxamed Xaashi Diiriiye wuxuu ahaa nin Engineer ah oo ku takhasusay samaynta Taangiiyadda Dagaalka xirfadiisuna waxay ahayd Machanical Engineer , sidoo kale wuxuu ahaa macdanta ama guluubka ay kusoo hiranayaan snm iyo dadka snm taageeraaba .


Dhinaca kale , Axmed Maxamed Guutaale wuxuu ahaa Engineer ku takhasusay Hubka , haday ay tahay samayntiisa , dayactirkiisa iyo hal-abuurkiisa, waxaanu ahaa sarkaalka keliya ee aqoontaa bartay ee Snm haysatay .



Labadaa sarkaal ee qaaliga ah , labaduba waxay ku geeriyoodeen dagaalo snm gashay isagoo mid waliba madax ka ah Ciidamo kooban oo uu hogaaminayay , Burco-duurey iyo Ina Guuxaa .


Qadarka Rabbi waa halkiisa , laakiin waxay ahayd in saraakiishaa aan la gelinin dagaal maadaama aan xirfaduuduba ahayn daagal saraakiil badan oo dagaalka dhulka baratayna snm haysatay , snm ay saraakiishaa uga faa’idaysato xirfad ahaan iyo siyaasad ahaan .


Si kastaba ha ahaatee , aqoontii saraakiishaasi lahaayeen maanta waa mid Aduun waynuhu ka markhaati furey oo ku qorantay bogaga taariikhda .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...