Midowga Musharaxiinta Somaliya Oo Ku Dhowaaqay Dibadbax Kale

0
Tuesday February 23, 2021 - 09:27:38 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 961
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Musharaxiinta Somaliya Oo Ku Dhowaaqay Dibadbax Kale

    "Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore joojisay isu imaatinnada"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore joojisay isu imaatinnada"

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa mar kale ku baaqay inay qabanayaan bannaanbax nabadeed oo ka dhacaya taalada Daljirka Dahsoon. Hadalkan ayey kaga dhowaaqeen shir saxaafeed ay maanta ku qabteen Muqdisho.

 

Bannaanabaxii ay hore ugu dhowaaqeen musharraxiinta maalintii Jimcaha ee 19-ka Febraayo ayaye hadheeyeen iska horimaadiyo rasaas ka dhacday magaalada.

 

Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore joojisay isu imaatinnada ayada oo taasi ku sababaysay ka hrotagga faafitanaka xanuunka COVID-19.

 

Dhinaca kalena, Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goor dhowayd soo saartay war saxaafadeed ugu baaqay maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland inay kasoo qaybgalaan shirarka ka socda Muqdisho ee lagu dhamaystirayo heshiskii 17-ka Sebtember.


Loading...
Loading...