Dhibaatada Ay Yeelan Doonto Hadday Oromadu Ka Qaybqaadato doorashooyinka Somaliland.

0
Monday February 22, 2021 - 11:29:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhibaatada Ay Yeelan Doonto Hadday Oromadu Ka Qaybqaadato doorashooyinka Somaliland.

    [email protected]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[email protected]
Marka  u horaysa dal waliba wuxuu leeyahay ummadnimo qeexan, xuduudo qeexan, shacab iyo qabiilooyin ku dhex qeexan xuduudahooda, dhaqan iyo DIIN AMA DIIMO ku dhex qeexan xuduudahooda, tiro lagu sugo mudadiiba shacabkooda( tiro koob shacab)warqadahooda dhalasho oo la badhaxtiray inuu qofku dhalad yahay. Inataasoo dhami  waxay koobsanaysaa oo waajib ku dawlad wal iyo Distoorka iyo Madaxweyne kasta inuu ilaaliyo inaan KHALKHAL LA GELIN (MAHMAA KAANA) AY GAROONKA SIYAASADA IYO MASRIXIYADDA SIYAASADDA IYO KURAASI ERYADKA IYO XOOLO RAADISKU INAANAY DHOOQAYN WAXYAALAHA WADANKA SI GAARA ALLAH U SIIYEY OO AHNA LAF DHABARTA SOMALILAND AY GOONNI ISU TAAGGA  LA HORJOOGTO SOMALIA IYO CAALAMKA KALE.
Lis Dairy



IMIKA DHEGAHAYGA  WAXAA KUSOO DHAC DHACAYA OROMADA AYAA DOORASHADADA SOMALILAND KA QAYB QAADANAYSA. (SOMALIDU WAXAY KU MAAHMAAHDAA HUNGURI WEDKII MA ARKO).


intaanaan u gelin Cawaaqib xumada ay arintaa
SI LEEDAHAY WAXAA BIYO KAMA DHIBCAANA INAAN IS DULTAAGO DHIBAATADA IYO CULAYSKA AY ORAMADU KU HAYSO SOMALILAND KHAASATAN HARGEYSA, BORAME, GEBILEY KU HAYSO DHINACYO BADAN:

1- DHAQAALAHA XUMAYNTA

2- DULBUUXIN DARIIQYADA

3- DHAQAN XUMMAANTOODA IYO DIIN LAANTOODA.

4- TIRADOODA WADANKA JOOGA BOQOLAALKUN AH MILLIONS GAADHIDOONA DHOWAAN.
5 - DAWLADDOODA IYO SHACABKOODA OO RUMAYSAN IN WADANKA SOMALIDU ABAYSIIYAH YAHAY OO IYAGU  LEEYAHIIN.


6 - HADDII LOOGU DARO WARQADO AY KU FOODAAN OY WAX KU DOORTAAN  INAY TAASI NOQONAYSO INAY DHALAD YIHIIN CADDAYMANO U HAYSTAAN WARQADAHA AY KU FOODAAN. BERRI KA MAALIN ETHIOPIA IYO MAXKAMADDA ADDUUUNKU WAXAY INAGU XUKUMI DOONAAN INAY DHALAD REER SOMALILAND AH YIHIIN,  MUSTAQBALKANA DHINACA  XEEBTAY KAA DIGI DOONAAN IYADOO BADDEENIINA CIIDANKA ILAALINAYO LAGA DHIGAY IMIKA CIIDAMADA BADDA EE LA DHISAYO EE ETHIOPIA. HADDAYNU U OGOLAANO INAY KA QAYBQAATAAN DOORASHOOOYINKA SOMALILAND DOCUMENT NA HELAAN WAA WADANIYIIN.  WAXAA IMIKA LA HUBIYEY ORAMADA IYO ETHIOPIAN KALE WADANKA JOOGTAA IN CHRISTIAN BADANKOODU YAHAY DAWLADEENNA IYO XUKUUMADDEENA IYO  SHACAKEENUNA AY KA MAQANTANTAY XISAABTANKII SIDA UMMADAHA KALE WADANKOODA IYO DHAQAALAHOODA IYO JIRITAANKOODA U XISAABIYAAN OO HEYADO DAWLI AHI U XILSAARAN YIHIIN,  INAGA XISAABTAAS WEYNU KA HURUDNAA WAXAANA U SABABA XADAARAD IYO SAQAAFAD LA AANTA INAGA KALA MAQAN. 


MAWDUUCAN MAQAALKAYGAN WAA YARA ABLA ABLEEYEY  LAAKIIN WAAN HUBAA DADKA REER SOMALILAND EE IIGAGA XEELDHEER IIGANA FARADHUUDHUUBANI INAY SII (ANALYSIS) GARAYN  DOONAAN INSHA ALLAH.

M BASHE 
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...