Ex Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Dhoofay Magaalada Hargeysa Iyo Muuse Biixi Sii Sagootiyey+Sawiro
Ex Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Dhoofay Magaalada Hargeysa Iyo Muuse Biixi Sii Sagootiyey+Sawiro
Hargeysa(HWN):-Madaxweynihii hore ee somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka dhoofay magaalada Hargeysa.
madaxweynihii hore oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Hargeysa ayaa u dhoofay wadanka Imaaraadka carabta oo uu hada degan yahay, iyada oo ay sii sagootiyeen Muuse Biixi iyo xubno kale oo ka mid ah xukuumadiisa.
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...