"Waxaan Ahaa Maayar Ku Xigeenkii Ugu Da'da Yaraa Ee Caasimada Soo Mara"...Cabdicasiis Cagawayne

0
Sunday February 21, 2021 - 15:15:48 in News by
  • Visits: 1911
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan Ahaa Maayar Ku Xigeenkii Ugu Da'da Yaraa Ee Caasimada Soo Mara"...Cabdicasiis Cagawayne

    "Waxaan Ahaa Maayar Ku Xigeenkii Ugu Da'da Yaraa Ee Caasimada Soo Mara"...Cabdicasiis Cagawayne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan Ahaa Maayar Ku Xigeenkii Ugu Da'da Yaraa Ee Caasimada Soo Mara"...Cabdicasiis Cagawayne

Hargeysa(HWN):-Maayar ku xigeenka Hargeysa Cabdicasiis Caagawayne ayaa sheegay inaanu ka mid ahayn musharixiinta u tartamaya doorashada golaha deegaanka.




maayar ku xigeen Cabdicasiis Cagawayne ayaa sheegay inaanay waxba ka hagran wax u qabashada caasimada waxaanu yidhi "Markii aan noqday maayar ku xigeenka Hargeysa waxaan noqday shakhsigii ugu yaraa ee soo mara xilka maayar ku xigeenka caasimada, waxaan ahaa 29 jir la doortay, magacaabida iyo doorashaduna way kala qiima badan tahay, wixii aan u qaban karayeyna waxba kamaan hagran, aniga oo dawlada hoose ka shaqaynayey marka laysku daro intaan maayar ku xigeenka ahaa mudo 23 sanadood ah."

maayar ku xigeen Cabdicasiis oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey "Waxaan si shaki la,aan ah isku qanciyey kaligay inaanan mar labaad isku taagin doorashada caasimada Hargeysa balse aan halkan ka sii dhaqaaqo oo aan u talaabsado meel kale oo aan sheegi doono, in badan ayaana layga codsaday inaan is sharaxo laakiin maan yeelin cid ii diidayna ma jirto balse aniga ayaa isku qanciyey inaan ka tago meeshii aan 23-ka sanadood joogay."


Loading...
Loading...