Dhibka Shacabka Hayta Madaxwayne Wax Ka Qabo

0
Saturday February 20, 2021 - 08:46:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 976
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhibka Shacabka Hayta Madaxwayne Wax Ka Qabo

    " Waxaanu soo aragnay beero ay ceelbiyaha ay dhirtu cabto ay dambi tahay "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Waxaanu soo aragnay beero ay ceelbiyaha ay dhirtu cabto ay dambi tahay "



 (Halna waa mas’uullada saree, fuulay heegada’e.

Dawladnimo habkii lagu ogaa, haybad lagu dhaato

"Ha hagaajo” ninkii aan lahaa, haykalkii dumay

Isaguna hareer buu ka maray, hilinkii toosnaaye

Omas iyo harraad buu dhex furay, geeddigii hebel’e

Hirar doogle iyo, hawd iyo caleen, loo hor-seed galo

Gadaal guur hayaankii socdaal, horena loo diidye

Halkii laga baqooluu mar kale, heeryadii dhigay.)...............ABWAN  Cabdiraxmaan Abees

 

Dawladaha   waxa ugu sharaf badan  xukumada  bulshadeeda u adeegata      Madaxwaynuhu warkayagan miyuu helayaa Talow    arin aan la aqbali karayan   ayaa  Indhayaga ku soo aragnay, Bulshadeenu  way dulqaad badan yihiin    Madaxa meel ka saraysa   oo lataabta ma jirtee     sidagdaga ila xisabtan   hayaadahan Aad u igmatay in ay noo   adeegaan hadii aanu  bulshadi  nahay   

 

Ilaaxad    ceeb   iyo cadawtinimo   weeyan, Damiirka wax lagu dareemaa   hadii  uu dhinto  Dareen maleh  

   Taarikh xumadan  waa yaame iska dul qaad

   1) WASAARADA BEERAHA

   2) WASAARADA BIYAHA

   3) WAKAALADA BIYAHA 

   4)  MAAMULKA DAGMADA DAARASALAM

     

Siday ukala horeeyan     

 1) Wasarada beeraha     

 Shaqadadu waa dhiiringalta muwaadinka geedka beeraya  ilaalinta  beerha   

 Waxaanu soo aragnay  beero ay  ceelbiyaha  ay dhirtu cabto      ay dambi tahay   iskadaa in lagarab istaagee  bulsho khaatiyaan ka taagan Biyo  la’aan   hadna goobtoodu waa meesha ay biyaha caasimadu ķa yimaadaan

  Maxay ku dhacday   in wasaaradu beerrahan uga war hayn waydo   layidhi geed ha beerina

  Muwaadinka geed beera in ay abaal hud lasiiyo weeyan oo la shiiro galaiyo 

 Wasaarada beeruhu halkaa kuuma jogto


 2)wasaarada biyaha  .

     Umad dhan oo ilahay biyo siiyay oo hadana la yidhi ha cabina  ha qonina ceel aad ku waraabisan caasimada biyuhu ku yaraanayaane


    Shaqo ay qabanyso garan mayno   . Muwaaadin lacagtiisa u huray wasanka oo riig qodonayay ay bulshadi ka faaidaysato  Ayay u so  ogolatay   wasaarada biyuhu.


Khasaare ha ku yimi waxa weeyan  inla jooniyay   masuulyin kalle   wakalada biyaha  ahi joojisay  Meesha wasaada biyuhu  lagama aqoonsana  Oo iyanan maba oga     way fashilantahay taasina


 3) wakaalada biyaha    waxay bu joojisay  riiga muqaadinka haragaysa ayay biyo ka yaraanayaan biyana lagu hayo hargaysa


 Dhuuntii    shiinuhu dhigay 50 sano ka hor ayaa  u soo qaada hargaysa biyaha 

Midkale xataa oo  iskaa wax u qabsa ah laguma darin  

 

Beerihii horu haadalay way ka qatan yihiin  biyihii  haragysina way ka qatan tahay, Saaacado  ayan maqlaayay   lagu qasbaayo dadka  tali maqaar biyonla aanta  cabiraaa


 Wakaaalada biyuhuna   meesha wax geeyay Ee ay amar wasaaradeed u hor istaagatay garan mayno    bulshadii way ku dhibanayahay .  Hadii masuuliyadoodu ku saarantahay


    4)  maamilka dagmada daaraslaam   cago juglayn   iyo askar ayay ku dileen dadkii

   Car geed waraabi   dhaliisha iyo tabashada shcabka ayay ka shayn lahayeene   askr ayay u diren dadkii   MADAXWAYNE   TAlaabo  dagdafa ayaaaa umadanu laaga baahantahay     ayaamad    hortaagantee    waad ka hor dhaqaaqiye


   La xisabtan haaaayadahan    is canaano  Beertadu laba rriig ayay leedahay  

  Siyaad bare ayaa beera  nagu qasbi jiarau beeraha      ayay yidhaahden shacabakani 

  Hadii aad dhagta u dhigi waydo    magaranayo  wax aya masuuliayadi  kugu filanatahay

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...