Golahaad Ugu Geliyoo,Gurujow Way Ku Sugayaan, Gu'gan Yeelkadiisee.

0
Friday February 19, 2021 - 19:56:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golahaad Ugu Geliyoo,Gurujow Way Ku Sugayaan, Gu'gan Yeelkadiisee.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh. BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,[A.S.C.W.R.WB],

 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

1-GURUJOW GEDAAN AHAY,LIXDANKII GUYAAL DHAAF,

   GAADHIGAADHI SAARIYO,GURMAD WAANU TAAGNA,

   KA GAASHAAMAD DAAYO,GOOF CEELA LAMA QODO,

   GIDI WAY KA SIMANYIIN,GOBOLADU DHAMANTOOD.

 

2-WAKHTIGII GUMAYSTAHA,RIIGAGBA GEYIGAN JIRAY,

   GALALABUU SAMAYN JIRAY,GOBANIMADI BAAS BAY,

   GUNIMADAN KA DHAXASHO,MEELA UGAMA GUURTOO,

   GEEDI LOOMA RARIN DHINAC,GURICAS BAYNA JIIFTA.

 

3-GARAAD UMA KORDHAAYE,DIBUUN BAY U GURATAA,

    GOLAYAAL LA DOORTOON,GALAAN SOO DARAYNIYO,

    GUURTIDA IYO WASIIRADA,MADAXWEYNE GEESI AH,

    GOBLAN TALO ADUUNYOOY,HARAAD LOOGA GO’AYA.

 

4-GEBGEBTA IYO FAANKANA,DUNIDU  WAY GARIIRTAA,

   GUULA WAXAY U HAYSTAN,GARDARADA DHEXDODOY, 

   GOOL QABIIL KU DHALIYAN,GARNA RUUX IGAMA HELO,

   GURUJOW WAY KU SUGAYAAN,GU’GAN YEELKADIISEE.

                         ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...