Aqoonyahan Cabdishakuur Dayib Qodax Oo Ka mid Noqday Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Jiima Ee Dalka Itoobiya

0
Monday February 15, 2021 - 22:30:52 in Articles by
  • Visits: 1258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahan Cabdishakuur Dayib Qodax Oo Ka mid Noqday Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Jiima Ee Dalka Itoobiya

    Aqoonyahan Cabdishakuur Dayib Qodax Oo Ka mid Noqday Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Jiima Ee Dalka Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahan Cabdishakuur Dayib Qodax Oo Ka mid Noqday Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Jiima Ee Dalka Itoobiya

Aqoonyahan Cabdishakuur Dayib ayaa ka mid noqday arday reer somaliland ah ooka qalin jabiyey jaamacada  Jiima ee dalka Itoobiya.

aqoonyahan Cabdishakuur Dayib Qodax ayaa jaamacada Jiima ka diyaariyey shahaadada labaad ee heerka waxbarashadiisa isaga oo takhasus ku qaatay kuliyada engineering-ka gaar ahaana qaybta Highway and Airport Engineering Stream.


aqoonyahan Cabdishakuur ayaa isaga oo ka hadlaya heerarkii uu la soo maray waxbarashada heerka labaad ee jaamacada Jiima waxa uu ku yidhi qoraal uu soo saaray:-

Waxaan maanta sii toos ah uga mid noqday arday ka qalin jabisay  ardayda Jamacadda Jiima, aniga oo ku guulaystay inaan ka mid noqdo ardayda ka aflaxday kuliyada engineering-ka gaar ahaana qaybta, Civil Engineering, Highway and Airport Engineering Stream.

Muddo dheer oo aan waday takhasuska cilmi baadhisteed ee waadooyinka( including highway and Airport) maanta ayey Rabbi mahadii soo dhamaatay.
May be an image of 2 people, people standing and indoor
May be an image of 3 people, people standing and indoor
May be an image of 2 people, people standing and indoor
May be an image of 1 person and standing
May be an image of 1 person and standing
May be an image of 3 people, people standing and indoor
 
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...