Ma ogtahay 14 February in la xuso gaal baadari ahaa oo la odhan jiray valentine!

0
Monday February 15, 2021 - 17:32:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma ogtahay 14 February in la xuso gaal baadari ahaa oo la odhan jiray valentine!

    F.gaara horta inta adan jawaabin dhamayso qoralka oo fahan fadlan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

F.gaara horta inta adan jawaabin dhamayso qoralka oo fahan fadlan.


Hadii adiga lagugu sheegay maalin jacayl. Jacaylku maalin malaha Lakin maalinkasta oo ilaahay jaanis aad ku noolaato kusiiyo waxaa xaqa ugu wayn kugu leh inaad jeclaato xabiibkeenii suubanaheeni Sayiduna Maxamed Scw iyo diinteena islaamka. Iyo ilaahii sida quruxda badan ku abuuray Swt.



Waalidkii kusoo barbaariyay ehelkaaga iyo riximkaaga iyo lamaanaha nolosha kula wadaagi doona oo ah qofka contract ka aduunka ugu wayn aad la gashay oo ah qofka nolosha kula wadaagi doona qadhaadh iyo macaan farxad iyo murugo cafimaad iyo xanuun ladnaan iyo waxla,aan kii ilaahay ku qadarayba.


Ugu danbayn waxaa xaq kugu leh inaad jeclaato dalkaaga hooyo oo ah meesha aad gaarka uga leedajay aduunka inta kale marti ayad ku tahay kan oo kaliya ayaad leedahay waa halkii ilaahay kugu abuuray waana halka ugu fiican ee lagugu aasi doono si sharaf leh.


Iyo dadkaaga qabiil la,aan dhamaantood waa dadkaagii wa jaarkaagi waa walaalaha wa cida qudha ee afkaaga ku hadasha ee dhaqankaaga leh ee muuqaaga leh ee diintaada leh aduunka oo dhan way kaaga dhow yihiin. Intaas oo dhan ma maalin qudha ayad jacaylkooda xusta mise maalin walba?


Wad ku mahadsantay intaad usamirtay waqtina aad galisay aqriska qoraalka thank you


Abdiqani Salaf.

Allaah mahadleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...