Xukuumada Oo Waaran U Jartay Qareeno U Doodayey Shacabka Hargeysa Oo Amar Culus La Duldhigay

0
Monday February 15, 2021 - 13:32:08 in News by
  • Visits: 2006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Waaran U Jartay Qareeno U Doodayey Shacabka Hargeysa Oo Amar Culus La Duldhigay

    Xukuumada Oo Waaran U Jartay Qareeno U Doodayey Shacabka Hargeysa Oo Amar Culus La Duldhigay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Waaran U Jartay Qareeno U Doodayey Shacabka Hargeysa Oo Amar Culus La Duldhigay


Hargeysa(HWN):-Qareenno u doodayey dadwaynaha Magaalada Hargeysa ee ka cabanayey saacadaha biyaha ee ay wakaaladda biyahu ku amartay shacabku inay iibsadaan, ayaa maanta shaqo joojin lagu sameeyey, iyada oo loo jaray waaran maxkamadeed.
May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoor



Ururka qareennada Somaliland oo kulan deg deg iskugu yimi ayaa ka warramay cawaaqibka ka dhalan kara, waaran ka loo jaray qareennada u doodayey shacabka.

Dhawaan ayey xubno Garyaqaanno ahi sheegeen in aanay sharciga waafaqsanayn dalabka Wakaaladda Biyaha ee Hargeysa ee in dadweynuhu iska beddelaan saacaddaha kuwo cusubna iibsadaan.

Loading...
Loading...