Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye

0
Monday February 15, 2021 - 13:12:35 in News by
  • Visits: 3714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye

    Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye


Hargeysa(HWN):-Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee golaha wakiilada Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu ka baxay xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye.
Image result for axmed yaasiin sheekh cali ayaanle



gudoomiye Axmed Yaasiin ayaa fariin uu ku baahiyey baraha bulshada waxa uu ku sheegay inuu ku biirayo xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, isaga oo fariin u diray taageerayaashiisa, qoraalka uu saaray ayaanu ku yidhi sidan:-

Bismilaah Raxmaani Raahiim.
Aniga oo ah Mud. Ahmed Yaasiin Sh. Ali Ayaanle Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiilada jsl, waxaan halkan ka wargelinayaa dhamaan shacabi weynaha Jamhuuriyada Somaliland, kadib markii aan la tashi badan sameeyay inaan  aan go’aansaday aniga iyo tageerayaasheyduba in aan ku biirno Xisbi Weynaha Heer Qaran ee Wadani taasi oo bandhigeedu yahay maalinta salaasada ee taariikhdu tahay 16ka bishan February 2021.

Alla Mahad Leh

Loading...
Loading...