Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Oo Ka Hadlay Sida Komishanku u Qaban Karaan Doorasho Cadaalad Ah

0
Monday February 15, 2021 - 13:01:38 in News by
  • Visits: 848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Oo Ka Hadlay Sida Komishanku u Qaban Karaan Doorasho Cadaalad Ah

    Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Oo Ka Hadlay Sida Komishanku u Qaban Karaan Doorasho Cadaalad Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Oo Ka Hadlay Sida Komishanku u Qaban Karaan Doorasho Cadaalad Ah


Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay Doorashooyinka la filayo inay sannadkan dhacaan, waxaanu si gaar ah baaq ugu diray Xisbiyada Qaranka, Xukuumadda, Komishanka iyo guud ahaan Shacabka reer Somaliland.




Xildhibaan Maxamed Faarax oo u warramayWargeyska Geeska Afrikaayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay "Muddo aad u dheer bay Doorashooyinkeeni dib u dhacayeen, laakiin mar haddii la isla qaatay in la qabto sannadkan, gaar ahaan 31 bisha shanaad ee sannadkan aad baan u soo dhaweeynayaa, laakiin muhimada koowaad ayaa ah inay inoo dhacaan Doorashooyin ku salaysan caddaalad oo lagu wada qanacsan yahay, Shacabkeenu ceeb ma leh, xumaana keeni mayaan, ee Komisnanka ayaan leeyahay idinku mar kasta cadaaladda iyo xaqsoorka ku dedaala, oo Xisbiyada dhex u ahaada, Xisbiyadana waxaan leeyahay tartankiinu ha ahaado tartan xalaal ah oo cay iyo aflagaado ka reeban yihiin, Dawladduna xilkeeda iyo waajibadkeeda kaga soo beegma qabsoomidda Doorashooyinka si daacadnimo ku dheehan tahay ha uga baxdo”.


Loading...
Loading...