Soomaaliya: Ku dhawaad 100-qof oo laga helay Coronavirus

0
Monday February 15, 2021 - 08:10:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 739
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya: Ku dhawaad 100-qof oo laga helay Coronavirus

    Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay guud ahaan Cudurka laga helay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay guud ahaan Cudurka laga helay




Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

 

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay guud ahaan Cudurka laga helay 91 ruux oo ku sugan Muqdisho iyo

 Puntland, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

 

 

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,202

 

Laga Helay: 91

 

Banadir: 85

Puntland: 6

Lab: 56

Dhedig: 35

 

Bogsasho :6

Dhimasho: 4


Loading...
Loading...