Wasiirka Arimaha Dibada Oo Shaaciyey Inuu U Tartamaya Ka Mid Noqoshada Xildhibaanada Golaha Wakiilada.

0
Sunday February 14, 2021 - 15:09:45 in News by
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Dibada Oo Shaaciyey Inuu U Tartamaya Ka Mid Noqoshada Xildhibaanada Golaha Wakiilada.

    Wasiirka Arimaha Dibada Oo Shaaciyey Inuu U Tartamaya Ka Mid Noqoshada Xildhibaanada Golaha Wakiilada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Dibada Oo Shaaciyey Inuu U Tartamaya Ka Mid Noqoshada Xildhibaanada Golaha Wakiilada.

Hargeysa(HWN):-Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamud Faratoon, ayaa ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xildhibaanimo doorashada bisha MAY dhici doonta ee Golana Wakiillada.
May be an image of one or more people


Wasiir Faratoon, ayaa hadalkan ka sheegay Magaalada Yagoori ee Gobolka Sool, waxaanu xusay inuu u sharaxan yahay Golaha Wakiillada
Maalmihii u dambeeyey, ayaa waxa soo baxayey warar sheegayey inuu is casili doono Wasiirka Khaarajiga Somaliland, isla markaana uu isu sharaxi doono Golaha Wakiillada.

Yaasiin Faratoon, ayaa la sheegay in aanu hankiisu Xildhibaanimo keliya ahayn ee uu doonayo inuu noqdo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, iyada oo hankiisuna uu badhitaar ka helayo Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

Loading...
Loading...