Suldaanka Badali Doona Marxuun Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Lagu Dhawaaqay

0
Saturday February 13, 2021 - 14:12:54 in News by
  • Visits: 5581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaanka Badali Doona Marxuun Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Lagu Dhawaaqay

    Suldaanka Badali Doona Marxuun Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Lagu Dhawaaqay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaanka Badali Doona Marxuun Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Lagu Dhawaaqay

Hargeysa(HWN):-Alle haw naxariistee waxa magaalada Hargeysa lagu aasay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

 ka dib aaska Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa si rasmi ah loo shaaciyey inuu badali doono wiilkiisa curad Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.
No description available.

May be an image of 1 person and standing




Loading...
Loading...