Cismaan Awrliqe: Caydhintii Daahir Rayaale iyo Cugashada Muuse Biixi Kee Sax Ah?

0
Saturday February 13, 2021 - 13:37:27 in News by
  • Visits: 1983
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cismaan Awrliqe: Caydhintii Daahir Rayaale iyo Cugashada Muuse Biixi Kee Sax Ah?

    Cismaan Awrliqe: Caydhintii Daahir Rayaale iyo Cugashada Muuse Biixi Kee Sax Ah?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cismaan Awrliqe: Caydhintii Daahir Rayaale iyo Cugashada Muuse Biixi Kee Sax Ah?

 Markii uu Daahir Rayaale talada qabtay 2002dii, waxa uu digreeto ku eryay masuuliyiintii dawladda hoose ee Hargeysa oo kala ahaa Duqii caasimadda, ku-xigeenkiisii, xoghayaha fulinta iyo Guddoomiyaha Degmada 26ka Juun Cismaan Awrliqe. 
Image result for cismaan awr liqe



 Waxa la caydhiyay markii ay dooneen inay dhisaan waddada Idaacadda halka uu basku uga soo leexdo Radio Hargeysa, ka suuqa ka yimaaddaana uu 150 uga leexdo. Meel cidhiidhi ayay rabeen inay ka dhigaan dhimse saambuuse ah. 

Dadkii suuqa gobannimo ayaa gadooday oo jaajuurkii midh midh u kala tuuray. Waxa ay ahayd markii kowaad ee Guddoomiye degmo uu madaxweyne xilka kaga qaado digreeto, waayo foolxumo ayuu walaaqanayay kuna indho-adkaa. 

 Muuse Biixi Cabdi isaga oo kaa soo xulay ayuu innagu waaninayaa in aynu Ilaahay ka baqno oo dooranno xildhibaanno wanaagsan, wuxuu afduubay masiirkii jufadiisa. Waxa xabsiga la dhigay musharrixiintii ardaga madaxweynaha ee golaha degaanka iyo wakiillada uga tartami lahaa UCID
Loading...
Loading...