Anagoo Ah Reer Ahmed Farah Mataan, Waxanu Tacsi Tiiraanya Leh, U Direynaa Geerida Suldaan Maxamed Cabdiqadir

0
Saturday February 13, 2021 - 09:34:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 812
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Anagoo Ah Reer Ahmed Farah Mataan, Waxanu Tacsi Tiiraanya Leh, U Direynaa Geerida Suldaan Maxamed Cabdiqadir

    Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Waxa aan tacsi la wadaagayaanaa, qoyskii, eheladii, bahdii dhaqanka, guurtidii, waxgaradkii, asxaabtii & Shacabka Soomaaliyeed, geerida naxdinta leh ee caawa ku timid AHU Suldaankii Guud, ee Beelaha Somaliland Marxuum Sul Maxamed Sul Cabdulqaadir Sul Cabdillaahi Sul Diiriye, iyo Xaaji Xasan Xaaji Saalax Xaaji Saalax, Alle Jannadii ha geeyo e. Samir iyo iimana ilaaaheyna inaga siiyo.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...