Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Hore Oo Macasalaameeyey Kulmiye, Ucid-na Xil Looga Magacaabay

0
Monday February 08, 2021 - 19:53:12 in News by
  • Visits: 2080
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Hore Oo Macasalaameeyey Kulmiye, Ucid-na Xil Looga Magacaabay

    Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Hore Oo Macasalaameeyey Kulmiye, Ucid-na Xil Looga Magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Hore Oo Macasalaameeyey Kulmiye, Ucid-na Xil Looga Magacaabay


Guddoomaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe' ayaa Xil muhiima u magacaabay Siyaasi shucayb Mohamed Muuse oo Xilal Wasiir iyo Maayar hore uga soo qabtay Xukuumaddaha Xisbiga Kulmiye balse dhawaan Xisbiga UCID oo sido kale uu Murashax ka yahay ku soo biiray.



Guddoomiyaha xisbiga caddaaladda iyo daryeelka ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ' ayaa Wareegtadan cusub ee maanta uu Xilka ugu nagacaabay Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse waxay ahayd in Xilka Xoghayaha Beeraha ee Xisbiga Mucaaridka UCID ka dib markii Guddoomiye Faysal uu ku qancay aqoonta iyo Kartidiisa.
May be an image of text
Loading...
Loading...