Somaliland Wuxay u Qaybsany Sedex

0
Thursday May 02, 2019 - 09:38:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Wuxay u Qaybsany Sedex

    Dawladnimadu Waa Wax wada Yeelasho Waxayna Ku Horumartaa Wada Tashi iyo Isu Tanaasul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladnimadu Waa Wax wada Yeelasho Waxayna Ku Horumartaa Wada Tashi iyo Isu Tanaasul
..Hadiii Dalka la Rabo In Horumar Lagaadhsiyo Waa In Beelaha Wax Tabanayaa Taashadooda La Dhagystaa ....
Hadiii Dawladnimo Waarta La Rabo Waa In Danta Shacbiga La Raacaa Hadii Kale Midnimo Lahelimaayo Horumarna Hadalkeeda Daaa.
Dalkiii wuxuu Qaysamay Sadex Goxood ...
1- Goox Aan Midnimada iyo Gooni Isutaaga aan Ogalayn Oo Sasabaad Lagu Waday Ayaa Xukuumadani Xadhiga Ujartay.iyaguna Awoodoodii Bay Ina Tusayaan .


2- Kooto Qabiil oo Dalka Anagaa Maamulna leh oo Maamulkiii Dawladnimada Qacanta Ku Dhigay kadibna Aargoosanayaa oo Xataa Danta Shacbiga Aan Ilaalinayn oo Milgihii Dawladnimo Ku Raftay Magacabistooda iyo Iyaguba Wax Siii MagacaabaanbaKu Dhisantahay Ciilqab iyo Qabyaalad.

3- Kooxda Sadexaad Waa Koox La iska Baacbaacsado Ooo marna lagu Soo Rogo Bandoo Marna Magaladooda Ka Guura layidhaahdo oo Cagacagf Lagaliyo .....

Hadaba Maxaa Ina la Gudboon Inaga .....
1- In Aan Tusno Awooda Shacbiga Dulmigana Diidno
2- In aan Dib Loo Dooran Xisbiga Kulmiye Magaciii Baye.
3- In Dhaqdhaqaaqyada Aan Tageerno..

Dhawaan Filo Somaliland Oo Lagu kala Guuray Mana Arko Idho Wax Laga Qaban Karo Dhibtaana inagaa Isgaadhsiinay....

Rajab Ismail Salah
Hargeisa Somaliland

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...