Halkay Isla Marayaan Muuse Biixi Iyo Xisbigii Uu Dhaxlay Ee Kulmiye?

0
Friday February 05, 2021 - 23:53:38 in News by
  • Visits: 1926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkay Isla Marayaan Muuse Biixi Iyo Xisbigii Uu Dhaxlay Ee Kulmiye?

    Halkay Isla Marayaan Muuse Biixi Iyo Xisbigii Uu Dhaxlay Ee Kulmiye?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkay Isla Marayaan Muuse Biixi Iyo Xisbigii Uu Dhaxlay Ee Kulmiye?

Waxaad Moodaa intii aan la Gaadhin Labada Dooarasho ee Lafilayo ee Golayaasha Wakiilada iyo Deegaanka in ay kala Khaatumeysteen Toolmoonayaashii Tuugna Aanu Xaddi jirrin, iyo Madaxweynaha hogaamiyaha u ah Xisbul Xaakimkii Kulmiye, Waxaa Qeyb ka ah Qaabka loo Soo Xuley, Xubnaha uga qeyb galaya Xildhibaanada ku Tartami doona Doorashada Golaha wakiilada, oo Banaanka loo Tuurey Beelo badan oo Aqal hore Taageero indho-La,aan ah u hayay Xisbiga Kulmiye iyo Muuse Biixi(Madaxweyneninadiisaba).


May be an image of 1 person

Inkastoo uu u Laqimey, Kalmadii caanka Noqotey, ee aheyd "Farteyda Eedayeey" haddana Waxaad moodaysay inaanay Taasi u qudhqudhsanayn Caashaqa ay u Qabeen Qaar badan oo Iska jibaysnaa tan iyo Waagii.

Waxaa Maalmihii u Dambeeyay, Si isdaba Joog ah Daqaadaha Xisbiyada Mucaaridka ah uga Daadanayay Kaadiriyiin Faro badan oo ay Fajac iyo amakaag ku Noqonaysay, Meeshii ay Sii Xaadhxaadheen tan iyo intii aan Loo Xadhko Xidhan Doorashadii Madaxtooyadaa ee 2017kii ka Dhacdey Somaliland, rag Badan oo Halkaa Maal iyo moodba u hurrey, Waxaa la dhaafsadey nin Cusub oo Maanta lacag sita, Waaba ka kaliya ee loogu Garaabayo, halka qaar kalena Qof la iska Caashaqey oo aan Xisbiga Cod iyo Cudud midna u hayn la Weydaarsadey.

Loading...
Loading...