Gobolka Gabilay 1/5/019

0
Thursday May 02, 2019 - 09:20:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gobolka Gabilay 1/5/019

    gabilay in sida kubada kolba kolaha barlamaanka dhexdiisa in la isku tuurtuuro wax qabta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

gabilay in sida kubada kolba kolaha barlamaanka dhexdiisa in la isku tuurtuuro wax qabta

ma ha waqtigii gumaysigii engriiska waxaa jiray lix degmo iyo lix sub distric oo juquraafi ahaan is raacsan ,

·boramadistric /subdistric saylac

·w/g/hargasa /subdistric gabilay

·distric barbara / subdistric sheek

·distric burco /subdistric oodwayne

·distric laascaanood /subdistric buuhood leh

·distric ceerigaabo /sanaag ./subdistric laasqoray



markaa gabilay lama barbardhigi karo degmooyinkii uu siyad bare magacaabay,iyo kuwan gacan kurimiskaa ee Somaliland,

sidaas darteedma jirto degmo laga jaray deegaan ay hore u lahaan jirtay gabilay mooyaane , reer gabilayna taas kama jawaabi karaan waa iska masaakiin aan waxba iska dhadayn, halka laga dilayan aan garnayn, kolba qiiro ayaa loo la tagaa markaysay la qiirootaa,


Gabilaydowladii siyaad bere ayaa taqaanay in ay tahay meelaha ugu wax soosaarka badan uguna cashhurta badan, iyada iyo afgooye marka marsada barabara laga reebo, halka A leval ka ahyd waqtiyadii dowladii hore, waxaa nasiib daro aha in maanta ka hoosayso A Level , oo ay tahaylevel E,


Markaa gabilay waa in ay ku cadgoostaa oo ay soo ceshataa degmooyinkeedii hore iyadoo 1972 laga jaray tuulo hoos iman jiray gabilay oo la odhan jiray lughaya, laganadhigay degmo lamid aha Borama ,saylac, gabilay, ,


Hadab tuulooyinkii ku hadhay gabilay waxay u gudbeen degmooyin ay sameeyeen maamuladii kala denbeeyey ee Somaliland, kuwaas oo ay ka mid ka yahiin, degmada wajaale, degmada arabsiyo,degmada alabaday, markaa gabilay waxay noqotay tuulo bilaa karaamo ah oo laga hoos saaray dhulkii ay maamuli jirtay ee sharta ay ku lahayd, maantana loo diidan yahay heer degmo .iska daa gobol la siiyo e,


Markaa hadii la doonayo saami qaybsi goboleed iyo mid umadeedba, waan lagu daraa saami qaybsiga ,lana soo celiyaa xuduudii ay lahayd 1962kii ,waqtigaas oo loo aqoonsaday degmo dhamays tiran(full district )cashuurtii ay qaadi jirtay dowlada hoose ee gabilayna waa in sideedii loo soo celiyaa, ilaa inta degmada loo ictiraafa sanadkii 1962kii,

Gabogabii

Markaa gabilay waa in ay soo ceshataa degmooyinkii laga gooyey ,saamiga tirade dadka ku nool leeyahiina waa in lagu cad siiyaa, hadii kale fari tog-dheer bay xuli,


By: khadar adam aw muuse

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...