Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Khadka Telefanka Wada Hadal Kula Yeeshay Madaxweynaha Faransiiska

0
Thursday February 04, 2021 - 13:29:26 in News by
  • Visits: 1147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Khadka Telefanka Wada Hadal Kula Yeeshay Madaxweynaha Faransiiska

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Khadka Telefanka Wada Hadal Kula Yeeshay Madaxweynaha Faransiiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Khadka Telefanka Wada Hadal Kula Yeeshay Madaxweynaha Faransiiska

Addis Ababa(HWN):-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa khadka telefanka wada hadal kula yeeshay madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron.




war lagu baahiyey baraha bulshadda ee raysal wasaare Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in labada hogaamiye ay ka wada hadleen kor u qaadida xidhiidhka labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa.

sidoo kale warka ayaa intaas raaciyey in labada hogaamiye ay is dhaafsadeen aragtiyo la xidhiidha sidii ay iskaga taageeri lahaayeen horumarinta iyo arimaha ka socda geeska Afrika qodobada ay ka wada hadleen labada hogaamiye ay ka mid yihiin.

Loading...
Loading...