Waa Habeenkii Xalay Tegey , Keene Iyo Kordhiye.

0
Thursday February 04, 2021 - 10:03:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Habeenkii Xalay Tegey , Keene Iyo Kordhiye.

    W/Q: Guuleed Liibaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Guuleed Liibaan

3 / 2 / 2021  

Waa habeenkii xalay tegey  

Keene iyo kordhiye.  

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaad iiga warrantaa  

Sidan ay u dhaqmayaan  xukuumadu miyay tahay sidii ictiraaf  

Lagu helilahaa .  

Kordhiye . saaxiib inta aynu sidan nahay ee aynaan waddo lahayn  

Ee dhakhtar lahayn ee caddaalad lahayn ee tacliin lahayn  

Ee isla xisaabtan ay naan lahayn  

Ee malaayiin ka lunsaday sii dallcaayo  

Ee kii caasimada hantideedii lunsaday marlabaad sharraxan yay  

Ee inan yaroo 25 jiri milyan dheer ku noqday laba sano  

Waaxaasoo dhan caalamkii way arkaan inaynaan waxba ahayna  

Way arkaan iskadaa ictiraafoo way innagu qoslaan waanay inala  

 yaaban yiin waayo ummad nooceenani dunida kuma noola  

ICTIRAAFNA INTA AYNU SIDAN NAHAY WAA HABEENKII XALAY TEGEY  

 

GUULEED LIIBAAN  [email protected]  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...