Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Booqday Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Xanuusanaya+Sawiro

0
Wednesday February 03, 2021 - 23:09:58 in News by
  • Visits: 2567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Booqday Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Xanuusanaya+Sawiro

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Booqday Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Xanuusanaya+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Booqday Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Xanuusanaya+Sawiro

Hargeysa(HWN):-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gurigiisa Ku Booqdey Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Xaalad Caafimaad U Jiifay Mufdooyinkii Ugu Danbeeyey.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa galabta gurigiisa ku booqdey Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo muddooyinkii ugu danbeeyey xaalad caafimaad u jiifay .


Guddoomiye Cirro, ayaa Suldaanka ugu duceeyey in Ilaahay SWT uu caafiyo, waxaana booqashadiisa ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan Xisbigiisa .
Suldaan Cumar ayaa filayaa in maalmaha soo socda xaalad caafimaad loogu qaado dalka dibadiisa .
May be an image of one or more people, people sitting and indoor
May be an image of 2 people, people sitting and indoor
May be an image of 2 people, people sitting and indoor
May be an image of 2 people, people sitting and indoor
May be an image of one or more people, people sitting and indoor
May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 2 people, people sitting and indoor
May be an image of one or more people, people standing and indoor

Loading...
Loading...