"In arimaha qaranka muhiimka u ah laga wada shaqeeyo la isu tanaasulo waa waxa Somaliland dheertahay wadamo badan."

0
Wednesday February 03, 2021 - 14:31:06 in News by
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "In arimaha qaranka muhiimka u ah laga wada shaqeeyo la isu tanaasulo waa waxa Somaliland dheertahay wadamo badan."

    "In arimaha qaranka muhiimka u ah laga wada shaqeeyo la isu tanaasulo waa waxa Somaliland dheertahay wadamo badan."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"In arimaha qaranka muhiimka u ah laga wada shaqeeyo la isu tanaasulo waa waxa Somaliland dheertahay wadamo badan."

Hargeysa(HWN):-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen, ayaa Madaxweynaha iyo Laba Xisbi ku hambalyeeyey sida wada jirka ah ee ay uga shaqeeyeen in la qabto doorashooyinka.


May be an image of 1 person

"Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan daneeyayaasha doorashada oo wada shaqayn iyo dhabar adayg ka dib maanta si kama dambaysa u xaqiijiyay inay labadii doorasho dhacayaan 31 May 2021.

Waxaan hambalyo gaara ah u dirayaa madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo labada gudoomiye ee WADDANI iyo UCID oo arintan si dhaw in mudo ahaydba uga wada shaqaynaayay. In arimaha qaranka muhiimka u ah laga wada shaqeeyo la isu tanaasulo waa waxa Somaliland dheertahay wadamo badan."

Loading...
Loading...