Dawlada Soomaaliya Oo Hanjabaad U Dirtay Madaxweynaha Jabuuti

0
Wednesday February 03, 2021 - 14:28:12 in News by
  • Visits: 2200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Soomaaliya Oo Hanjabaad U Dirtay Madaxweynaha Jabuuti

    Dawlada Soomaaliya Oo Hanjabaad U Dirtay Madaxweynaha Jabuuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Soomaaliya Oo Hanjabaad U Dirtay Madaxweynaha Jabuuti


Hargeysa(HWN):-Dawladda Somalia, ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
May be an image of 1 person and military uniform



Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Simalia, General Maxamed Tahliil Biixi, ayaa weerar Afka ah ku qaaday Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, kaas oo uu ku tilmaamay inuu cimri dherer siyaasaddeed ka dhiganayo warbixintii dhawaan IGAD soo saartay, waxaanu yidhi "Waxaa ayaan darro ah maanta waxa cad oo meeshaan ka muuqda in ciidankii Siliga kasoo gudbay oo madaafiicda soo ridaya oo Xerada ciidanka Kenya ku dhex-jira in Madaxweynaha Jabuuti u yiraahdo Soomaaliya ayaa gar-daran, Shacabka Soomaaliyeed u sheegaya in Shacabka Jabuuti ay yihiin Walaalaheen raali kama ahana waxa lagu hadlay waxaa ay khaas ku tahay siyaasadda Ismaaciil Cumar Geelle uu ku dherer sananayo xukunkiisa”

Loading...
Loading...