SSUK Waxay Dadweynaha Ka Soo Jeeda Somaliland Ee Ku Dhaqan UK Uga Digaysa Inay U Doofaan Dalkii Hooyo
Wa bilaahi tawfiiq
Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK) waxay aad iyo aad marka hore u hambalyaynaysa kuna bogaadinaysa dadweynaha iyo dawlada Jamhuuriyada Somaliland sidii wacnayd ee ay ugu qabsoontay DIIWAN GELINTU..
SSUK iyadoo ka faaiidanaysa fursadan waxay dadweynaha ka soo jeeda Somaliland ee ku dhaqan UK uga digaysa inay u doofaan Dalkii hooyo taaso ah talaabo lagaga hortagayo faafitaanka COVID 19.
Wa bilaahi tawfiiq
Gud/ SSUK.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...