Labada Keebay Maqli

0
Sunday January 31, 2021 - 08:58:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Labada Keebay Maqli

    W/Q: Guuleed liibaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Guuleed liibaan

30 / 1 / 21  

Labada keebay dadku maqli  

Keene iyo kordhiye.  

Keene .waaryaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay  

Sababta uu xisbiga kulmiye u ogolaaday maayarkan hantidii  

Qaranka lunsaday ee aan haba yaraatee caasimadii wax uu yeelay  

Mooyee aan wax ka qaban in mar hore la eryaabay ahayd  

Bal ii warran saaxiib.  

Kordhiye. Saaxiib kuu warramay waxa loo ogolaaday saaxiib  

Laba sababood midi waxa weeye waxay isku beel yihiin  

m/weynaha biixi  



waa talabaade waxa uu luunsaday waxa ka badan ta madaxtooyadu  

lunsatay tuugna tuug ma canaanto kamana horyimaado  

markaa saaxiib dadweynuhu ma waxay maqli ina xaashi dardaaran kiisi  

ahaa sootelko mar labaad ha dooranina  


mise waxay maqli muusa biixi oodalkii la daadegey oo saddex sano  

ku noqday saaxibal malaayiin.  

Shacabkay utaalaa oo kala dooran qaran iyo qabyaalad.  

 

Guuleed liibaan  snm [email protected]  

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...