Dawlada Qatar Oo Dalbatay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Dhalinyaro Magacooda Lagaga Qaaday Soomaaliya

0
Saturday January 30, 2021 - 14:26:11 in News by
  • Visits: 1507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Qatar Oo Dalbatay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Dhalinyaro Magacooda Lagaga Qaaday Soomaaliya

    Dawlada Qatar Oo Dalbatay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Dhalinyaro Magacooda Lagaga Qaaday Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Qatar Oo Dalbatay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Dhalinyaro Magacooda Lagaga Qaaday Soomaaliya

Dawladda Qadar Oo Dalbatay In Baadhitaan Lagu Sameeyo In Dhalinyaro Somali Ah, Oo magacooda Looga Qaaday Somalia, Si Loo Geeyo Eritrera.
No photo description available.


Dawladda Qatar, ayaa dalbatay in baadhitaan rasmi ah lagu sameeyo Dhalinyarro tababar loogu qaaday Waddanka Eritrea, kuwaas oo markii hore dalkooda looga qaaday in la geynayo Qatar.

War-saxaafadeed ka soo baxay Dawladda Qatar, ayaa lagaga codsaday waddamada Somalia iyo Eritrera in baadhitaan dhab ah ku sameeyaan arrintaasi.
"Waan cambaareyneynaa shaqsi kasta oo si been abuur ah loogu sheegay inay u guurayaan Qatar, si ay fursado shaqo uga helaan, Qatar waxay ka soo horjeedda dhaqamada noocan oo kale ah waxayna ku boorrineysaa dhammaan dowladdaha inay baadhaan xadgudubyada noocaas ah,”. Ayaa lagu yidhi Warkan Dawladda Qadar, waxaana lagu sii yidhi Qoraalkan.

"Nasiib darro kooxaha nugul ayaa inta badan ku dhaca dalabyo been abuur ah iyo ballamo been abuur ah oo deganaansho ah,”.

Loading...
Loading...