Go'aan Noocee Ah Ayaa Laga Filan Karaa Kulanka Degdega Ah Ee Layskugu Yeedhay Golaha Guurtida?

0
Saturday January 30, 2021 - 11:46:04 in News by
  • Visits: 1157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Go'aan Noocee Ah Ayaa Laga Filan Karaa Kulanka Degdega Ah Ee Layskugu Yeedhay Golaha Guurtida?

    Go'aan Noocee Ah Ayaa Laga Filan Karaa Kulanka Degdega Ah Ee Layskugu Yeedhay Golaha Guurtida?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Go'aan Noocee Ah Ayaa Laga Filan Karaa Kulanka Degdega Ah Ee Layskugu Yeedhay Golaha Guurtida?

Golaha Guurtida Oo La Filayo In Ay Muddo Kordhintii Ay Hore U Sameeyeen Waafajiyaan Qorshaha Komishanku Ku Muddeeyey Doorashada Is Barkan.


Golaha Guurtida Somaliland, ayaa la filayaa in ay toddobaadkan yeeshaan Fadhi aan caadi ahayn oo ay kaga arrinsanayaan soo jeedintii uga timid.

 Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka ee la xidhiidhay in ay muddo kordhintii ay sameeyeen sannadkii 2019-kii ee laba sanno ahayd in ay waaqajiyaan muddada ay u cayimeen Komishanku in ay doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanku dhacaan bisha May 31-keed.

Dedaallo maalmihii u dambeeyey socday oo la xidhiidhay, sidii Golaha Guurtida loogu qancin lahaa in ay qorshaha Komishanka waafajiyaan muddo kordhintoodii hore, ayaa wararku sheegeen in ay qaateen Guurtidu go'aan ah in wakhtiga la isla ogol yahay ee bisha May in ay waafajiyaan.
Mudaneyaasha Golaha Guurtida, ayaa lagu wadaa in toddobaadkan guddihiisa la isugu yeedho, si muddadan loo cayimay doorashada ee Komishanka, Madaxweynaha iyo Xisbiyadu ay iyagu u taageeri lahaayeen, isla markaana sharciga u waafajin lahaayeen.
Golaha Guurtida Somaliland Oo Dalacsiiyay Sadex Degmo Oo Somaliland Ka Tirsan [+Waa Kuwee]


Loading...
Loading...