Xisbiga Kulmiye Oo Maayar Soltelco U Ogolaaday Inuu Mar Kale Ka Mid Noqdo Musharixiinta Golaha Deegaanka

0
Saturday January 30, 2021 - 11:35:35 in News by
  • Visits: 1626
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye Oo Maayar Soltelco U Ogolaaday Inuu Mar Kale Ka Mid Noqdo Musharixiinta Golaha Deegaanka

    Xisbiga Kulmiye Oo Maayar Soltelco U Ogolaaday Inuu Mar Kale Ka Mid Noqdo Musharixiinta Golaha Deegaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Kulmiye Oo Maayar Soltelco U Ogolaaday Inuu Mar Kale Ka Mid Noqdo Musharixiinta Golaha Deegaanka

Hargeysa(HWN):-Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa maanta aqbalay murrashaxnimada Golaha Deegaanka ee Maayarka Caasimadda Hargeysa Candiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), kaas oo doonaya inuu mar kale ka mid noqdo Murrashaxiinta Golaha Deegaanka ee Hargeysa, gaar ahaan Murrashaxiinta Kulmiye.
May be an image of 3 people and people sitting



Maayar Soltelco, oo ay weheliyaan Waxgaradka Beeshiisa, ayaa waxa Xarunta Kulmiye ku qaabilay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, Afhayeenka Xisbigaas Cabdinaasir Buuni iyo Guddoomiyaha Gobolka ee Xisbigaas Cabdiraxmaan Hadhiye iyo masuuliyiin kale oo si rasmi ah ugu diwaan geliyey inuu ka mid noqdo musharixiinta xisbigaasi.

xisbiga Kulmiye oo ayaa u muuqda inuu ku guuldaraystay aqbalaada dalabka shacabka ee la xidhiidha in maayarka caasimada oo ku fashilmay shaqadii loo igmaday aanu mar kale musharax ka noqon xisbigaasi, balse hogaanka xisbiga Kulmiye ayaa is tusay in Soltelco mudan yahay in loo ogolaado musharaxnimada xisbiga.


Loading...
Loading...