Gudoomiye Saleebaan Oo Kulan Deg Deg Ah Ugu Baaqay Mudanayaasha Golaha Guurtida

0
Saturday January 30, 2021 - 11:30:53 in News by
  • Visits: 840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Saleebaan Oo Kulan Deg Deg Ah Ugu Baaqay Mudanayaasha Golaha Guurtida

    Gudoomiye Saleebaan Oo Kulan Deg Deg Ah Ugu Baaqay Mudanayaasha Golaha Guurtida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Saleebaan Oo Kulan Deg Deg Ah Ugu Baaqay Mudanayaasha Golaha Guurtida

Mudaneyaasha Golaha Guurtida Oo Kulan Degdeg ah La Isugu Yeedhay.
May be an image of one or more people, people standing and people sitting


Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa kulan deg deg ah ugu baaqay Mudaneyaasha Golaha Guurtida oo fasax ku maqan.

Xoghayaha Guud ee Golaha Guutida Cabdinaasir Beegsi, ayaa warbaahinta u sheegay in Shirguddoonka Guurtidu ku wargelinayaan Mudaneyaasha Guurtida fadhi aan caadi ahayn maalinta isniinta ee 1-02.2021-ka.

Fadhigan ayaa la filayaa in lagaga hadlo arrimaha doorashada iyo in ay go'aan ka soo saaraan iswaafajinta muddo kordhintii ay hore u sameeyeen iyo muddada Komishanku cayimay.

May be an image of text that says 'JAMHUURIYADDA SOMALILAND GOLAHA GUURTIDDA REPUBLICOF SOMALILAND HOUSE OF ELDERS Tell: 252 4424396 Tell: 252 4424943 Email:Guurti1@ Email:Guurti1@gmail.com Address: Main Street, Sha Near Presidential Palace, Guurti House Hargeisa, Somaliland. Ref- G၄1S의 3 101/2021 Ku:- Radio Hargeisa Ku:- S.L.N.T.V Hargeisa Date3010112021 |2021 Uj:- Ogevsiis. Dhamaan Mudanayaasha Golaha Guurtidda waxaa lagu wargelinayaa inay iskugu yimaadaan fadhi aan caadi ahayn, 00 khuseeya arrimo Qaranka muhiim ah Maalinta Isniinta ee Taariikhdu tahay: 01/02/2021 saacada 9:00 Subaxnimo, haddii Alla Yidhaa. Sidaas darteed, waxa la idin farayaa dhawrtaan. inaad kasoo qayb-gashaan wakhtigana ALLAA MAHAD LEH Sulaymaan Maxamuud Aadem Guddoomiyaha G/Guurtidda JSL Mnm'

Loading...
Loading...