Isbadalada Dunida 2021 ilaa 2029 Qaarada Europe

0
Saturday January 30, 2021 - 09:37:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isbadalada Dunida 2021 ilaa 2029 Qaarada Europe

    W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q Mohamed Aden Hassan.

Maadama aynu hore usoo falanqenay Qaarada Africa IYO Asia Maanta bal aynu Europe aynu falanqayno.

Qaarada Europe 10 ka sano ee soo socda waxa suurta gala ina ay lumiso samaynta ay dunida ay ku leyihin e dhinac dhaqaale manta markaad si cilmiyaysan o qoto dheer u darasayso dhaqalaha reer Europe waa fadhiid marka aynu halkaas iska dhigno dawldaha reer Europe e ku jira 10 ka dawladood ee ugu dhaqaale badan dunida.



Europe 10 kii sano e la soo dhaafay waxa ragaadiyay qaxoonti muhaajirin ah oo magan galyo doon ah taas o dhaqaale aad u badan oo xad dhaaf ah kaga baxo.


Nidaamka dawladeed e reer Europe gaabis wayn ayaa ku jira gaar ahaan dhinaca wax ka qabashada dhibaatoyinka iyo ka diyaar garow la”aanta hadba wixi cusub e dunida kusoo kordha bal u fiirso xanuunki COVID19 sida u ka dhigay galbeeka marka aynu bar bardhigno Bariga dunida kuwaas o isla markiiba xaalada cusub wax ka qabtay sida Vietnam oo kale.

 

Talo Dagan Hadaba:

Maadama ay jiraan qurbo jog fara badan o reer Somaliland ah o wax badan og waxan kula talin lahaa in ay aad wax uga soo bartaan dawladahaas reer Europe isla markaana anay meesha iksu ilaawin e dalkooda soo maal gashadaaan ka dibna mashariic waawayn ka soo sameeyan dalka maadama ay wada ogyihiin in aanu fiicnayn xaalka Europe o aanu ahayn sidiidsi hore markaas waa talo sida daraded marka ay qurbo joogu dalka wax galiyaan dhaqalihi dalka aya sare u kacaya isla marakana dad badan ayaa shaqo abuur helaya waxana kor u qaadmaya meeqamka Somaliland e dunida o ah meel nabdoon o la maal gashanayo.

 

Europe manta dhinac walba waa lagaga horeeya haday tahay dhinac dhaqaale dhinac farsamo technologiyaydeed iyo dhinac military ba markaa aad sidaas Europe usii fiirisid waxa laga qaataba waxa jira  ururka European Union Iyo UK , balse EU waa urur maskaxda ka dhintay iyo dad iska wada jooga balse mar hore kala tagay xataa markay meel iskugu yimaadana Warsaxafadeedka ay soo saran ay wax ku cunaqabatenayaan maaha sidi la doonayay bal u fiirso cunaqabataynihi ay turkiga ay saarayn ma ahayn wax sidaa usii raaridin o turkigu waxba uma arkaynba runtiina xukumadu turkiga ayaaba laf dhuun gashay ku noqotaba.

Mahadsanidiin Dhamantiin

 

TWITTER:      H.E Mohamed Aden Hassan      

Email:   [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...