Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Waddani

0
Wednesday May 01, 2019 - 13:53:03 in News by
  • Visits: 5868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Waddani

    Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Waddani

Hargaysa(HWN)Xisbiga Mucaarad ah ee Waddani ayaa shaaciyay in Ciidanka Amaanka Somaliland Saaka Xabsiga U Taxaaben Guddooiyihii Garabka Dhalinyaradda Ee Xisbiga Waddani Maxamed Siddiiq Dhamme .

Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda Ayaan ilaa hadda ciidanka boolisku cadayn sababta uu u xidhan yahay balse waxa la sheegay in xadhigiisa loo malaynayo inuu daba socod maqaal uu shalay warbaahinta ku baahiyay kaas oo uu ku dhaliilayo madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi talaabadda uu bandooga ugu soo rogay gobolka sanaag.

Warka Oo Faah-faahsan kala Soco Hadhwanaag News

Loading...
Loading...