Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Shacabka Ku Qasbaysa Saacado Ay Kooto Ku Haysato..W/Q Barkhad-ladiif M. Cumar

0
Thursday January 28, 2021 - 20:54:12 in Articles by
  • Visits: 824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Shacabka Ku Qasbaysa Saacado Ay Kooto Ku Haysato..W/Q Barkhad-ladiif M. Cumar

    Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Shacabka Ku Qasbaysa Saacado Ay Kooto Ku Haysato..W/Q Barkhad-ladiif M. Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Shacabka Ku Qasbaysa Saacado Ay Kooto Ku Haysato..W/Q Barkhad-ladiif M. Cumar
May be an image of 1 person, beard, hair and outerwear


Wakaalada biyaha ee Hargeysa oo shacabka ku qasbaysa in saacad kooto ah qasab lagu soo iiibsado, waxaanay dadkii u qabatay 3 bilood.

Biyaha iyo laydhku waxay ka mid yihiin meelaha aaan hunguriga laga dayin waa aasaaska nolosha qofna ma awoodo inuu bixiyo 55 dollar oo qasab ah
Waxay u muuqataa mashruuc ay ku doonayso inay dadka dakhli cusub kaga urursanayso.

Waxay keensatay saacado qaali ah oo 50 dollar ah iyo numbarka guriga lagu qorayo oo 5 dollar ah.

Dadkiii waligood saacaduhu ugu jireen ama suuqa ka iibsan jirey si xor ah ayaa laga joojiyey, waxa meesha ka bixi doonna bakhaaradii saacadaha keeni jirey iyo dadkii heli jirey saacado jaban oo uu suurtogaliyey suuqa xorta ahi.

Wakaaladu maaha inay dadka qasab kaga bedesho saacadaha iyo inay kooto ugu xidho hal saac oo qudha oo dadka lagu dhibo.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...