Shacabka Hargeysa Oo Mudo Sadex Bilood Ah Loo Qabtay Inay Ku Fuliyaan Amar Qasab Ah Oo Xukuumada Ka Yimid.

0
Thursday January 28, 2021 - 20:44:01 in News by
  • Visits: 3656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Hargeysa Oo Mudo Sadex Bilood Ah Loo Qabtay Inay Ku Fuliyaan Amar Qasab Ah Oo Xukuumada Ka Yimid.

    Shacabka Hargeysa Oo Mudo Sadex Bilood Ah Loo Qabtay Inay Ku Fuliyaan Amar Qasab Ah Oo Xukuumada Ka Yimid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka Hargeysa Oo Mudo Sadex Bilood Ah Loo Qabtay Inay Ku Fuliyaan Amar Qasab Ah Oo Xukuumada Ka Yimid.

Hargeysa(HWN):-Wakaalada biyaha ee Hargeysa ayaa shacabka caasimada u qabatay inay mudo sadex bilood ah ku iibsadaan saacado loogu tala galay qasabadaha biyaha isla markaana dadkii hore si deg deg ah iskaga badalaan kuwii hore ee ay isticmaali jireen isla markaana ay kuwa cusub iibsadaan.

war ka soo baxay masuuliyiinta wakaalada biyaha Hargeysa ayaa lagu sheegay in shacabka caasimada loo qabtay mudo sadex bilood ah si ay u fuliyaan amarkan, iyada oo ay wakaaladu ku dooday in biyo gelintii cusbayd ee Hargeysi ay dhaw dahay.


No photo description available.
Loading...
Loading...